Real Madrid ayaa guul ku soo afjartay kulamada ay ugu diyaar garoobayaan xilli ciyaareedka cusub , waxa ayna ay hal gool uga talaabsadeen kooxda Bayern Munich

Labada koox ayaa soo bandhigay heer ciyaareed aad u sareeya oo ay ka muuqatay awood , waxa ayna Real ku badiyeen hal gool oo uu daqiiqadii 79-aad u dhaliyay Danilo

Inkastoo Munich laga badiyay hadana iyaga ayaa kubadda ka haystay kooxda Real , waxa ayna kooxda Real haatan isu diyaarineysa kulanka Sevilla ee wada ciyaarayaan kulan UEFA Super Cup kaasi oo dhacay 9-ka bishaan ,

Comments

comments

SHARE