Somaliland: Siyaasigga Cali-Gurray Oo Si Buuxda U Taageeray Maal-galinta Dekadda Caalamigga Ah Ee Magaaladda Berbera

Maal gashiga DP World hadii Xukuumadu ansixisay oo sharci dejintu ansixiso miyay jirtaa cid ku dagaalamaysa oo leh yeelimaayo. U malayn maayo. Hadiise ay jirto IDAN FAL AMRU SHADIID. Hadii uu kaasi beri Madaxwayne noqdo saw la odhan maayo HOO WAA LUGTA LUGTEEDIIYE. Xukuumadani beriba way iska tegi laakiin Berbera ayaan tegayn bal ilaa Turkigii inta iska bedeshay dib u eega. Mid waliba wax bay ka dhistay mid qaatay Wuxi uu ka dhisayna ma jiro. Maasajidkii Iyo Noobiyadii saw halkoodii uun maaha?
Mashruuca DP World hadii inta ugu yari ka hirgasho anigu khasaare uma arko sabab qas iyo wareer la inoo geliyana ma arko

Comments

comments

SHARE