War Deg Deg Ah: Mudaharaad Hada Ka Bilowedey Magaalada Burco Ee Xarunta Gobalka Togdheer

464

War DeG Deg Ah Oo Hada Soo Gaadhay Xafiiska Warar Qabadka Ee Shabakada Warganenews.com Mudaharaad Balaadhan Oo Ka Bilaabmay Magaalada Burco Ee Madax Goboladka Togdheer

Mudaharaadka ayaa waxaa uu ka socda Siirooga Magaalada Burco , Gobalka ila Biriish waxaan  dadka mudaharaadka dhigayaa ay ka ay yahiin qaar ka biyo diidan xukunkii dhawaan lagu ridey dadkii loo haystey dilkii taliyaha qeybte ee Gobalka Saaxil Marxuum Ganshaale Casayr .

Waxaaana uu mudaaraadkani dabo Socdaa mudaharaadyo xalay ilaa shalay ka dhacaayey magaalooyinka Sheekh iyo Berbera .

Comments

comments

SHARE