Somaliland: Siyaasigga CALI-GURRAY Oo Xukuumadda Ku Ammaanay Go’aanka Ay Ka Qaatay Dugsigga NILE ACADEMY Oo Ay Dawladdu Turkigu Rabto In La-Xidho.

244

Gartay Muqdisho oo waynu ognahay kaalmada Turkigu siiyo ee joogtada ah iyo Somaliland oonu xageeda soo jaleecin faro guudkoodba ha noqoto eh. Ogolaanshahani ma amarkii Xasan Sheekh oo loo hogaansamay uun ahayn ee ka dambeeyay codsigii dawladda Turkiga maan garan nin gartaada duudsiyay oo kuu cadeeyay in aanu kuu soo jeedin dhegna jalaq kuu siinwaayay in marka ay tiisa tahay HAYE FUDUD kaa helo. Turkigu wuu cadeeyay arinta wada hadalada Somalia iyo Somaliland in aanu wax kale wadin ee waxa uu wadaa ay tahay keliya midnimada Somalia hadii lala wadayo iyo hadii aan lala wadayninba

Comments

comments

SHARE