Somaliland: Wasiir Uu Dhawaan Madaxweyne Siilanyo Xilka Ka Qaadey Oo La Wariyey In Uu Ku Biiray Isbaheysiga Xisbiga Kulmiye.

716

Wasiir uu dhawaan madaxweyne siilanyo xilka ka qaadey ayaa xogo looga qaaten ah oo ay helayso shabakada wararka ee Wargane waxaa ay sheegayan in uu  ku biiray siyaasiyiinta isbaheysiga Kulmiye

Wasiirkan oo ah wasiirkii hore ee wasaarada  boosaha iyo isgaadhsiinta Maxamed Jaamac Abaal oo  uu madaxweyne Siilanyo  bishii 4  goor danbe oo habeen nimo ah  xilkii ka qaadey isaga iyo taliyaha ciidanka Badda ayaa la sheegay in uu  hada ka mid yahay siyaasiyiinta isbaheysiga Kulmiye  isla markaana uu mowqifkiidii qaatey

Maxamed Jaamac Abgaal ayaa waxaaa uu yahay siyaasi miisan culus ku leh gobalka Awdal oo uu ka soo jeedo isla markaana hadii uu ku biiro siyaasiyiinta isbaheysiga Kulmiye ku biirin doona cudud siyaasadeed.

Comments

comments

SHARE