Wasiirka arimaha gudaha Somaliland Cali Maxamed Waran-cadde ayaa fariin u direy shirkadaha korontada bixiya ee gobolada dalka iyo waliba dawladaha hoose ee degmooyinka dalka isaga oo ku baaqay inay ka wada shaqeeyaan sidii ay kor ugu qaadi lahayeen bilicda iyo horumarka magaalooyiinka dalka.

Comments

comments