Gudoomiyaha Xisbiga UCID Iyo Saraakiil Ka Tirsan Xisbiga Oo Ka Hadlay Shirkii Xukumaddu Ku Turxaan Saaraysay Beelo Dega Gobolada Bariga Somaliland Ee Ka Qabsoomay:Gudoomiyaha xisbiga UCID iyo saraakiil ka tirsan xisbiga ayaa bogaadiyay shirkii ay xukumaddu ku turxaan saaraysay beelo dega gobolada bariga Somaliland ee  ka dhacay deegaanada gobolka Sool.

 

Comments

comments