Qunsulka Dawladda Turkiga u fadhiya magaalada Hargeisa ayaa markii u horeysay faahfaahin ka bixiyay inqilaabkii ka dhacay dalkiisa iyo mawqifka ay Somaliland ka qaadatay hay’ada Nile Academy oo lagu xidhiidhiyay inqilaabkaas.

Qunsulka ayaa qodobadan kaga hadlay mar uu shaly warbaahinta kula hadlayay magaalda Hargeysa.

Comments

comments