Somaliland: Wasiiro Ka Tirsan Xukumadda Oo Maanta Gaadhay Degmada Awr-boogays Oo Ka Tirsan Gobolka Sool Kana Hadlay Ujeedada Socdaalkood

Xubno wasiiro ah oo ka socda xukumadda Somaliland iyo xildhibaano golaha wakiilada ka tirsan ayaa maanta lagu soo dhaweey degmada Awr-boogays oo ka tirsan gobolka sool, waxaana ay wasiiradani ka hadleen ujeedada safarkooda.

Comments

comments