Somaliland: Madaxweyne ku xigeenka oo daahfuray Gaadiid Cusub oo Wakaalada Wadooyinka soo Iibsatay

128

Madaxwaynaha ku xigeenka Somaliland ahna ku simaha madaxwaynaha Cabdiraxmaan Saylici, ayaa maanta xadhiga ka jaray gaadiid cusub oo ay soo iibsatay haayada wadooyinka Somaliland.

Comments

comments