Somaliland: Madaxwaynaha Oo Goordhawayd Dalka Ka Dhoofay Una Dhoofay Dalka Turkiga Iyo Madaxtooyada Oo Ka Warbixisay Ujeedada Socdaalkiisa

150

Madaxwaynaha Somaliland mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilanayo ayaa goordhawayd dalka ka dhoofay isaga oo u socdaalay dalka turkiga,ujeedada uu daaran yahay socdaalka madaxwaynaha ayaa wax ka warbixiyay afhayeenka madaxtooyada Somaliland.

 

Comments

comments