Somaliland: “Anigu Xisbi Kaliya Ayaan Ka Baxay Oo Waa KULMIYE, UDUB-na Waa Laygu Dul Burburiyay, UCID-na Kama Baxayo Ilaa….” Muj. Cali Guray.

Guddoomiye ku-xigeenka saddexaad ee xisbiga UCID Muj. Cali Guray ayaa Asxaabta Siyaasada ku Eedeeyay inay diiwaangelinta u Bedeleen Olole Siyaasadeed waxaanu ka adkaystay in aanu ka baxay xisbiga UCID

 

Comments

comments

SHARE