Somaliland: Wefti Uu Hoggaaminayo Madaxweyne Ku-xigeenka Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Gar-adag.

161

Wafti balaadhan oo uu hoggaaminayo madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Mud. Cabdiraxmaan Cabdillahi Ismaaciil Saylici ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay magaalada gar-adag

Comments

comments