Somaliland: Faysal Cali Waraabe Oo Gaadhay Magaalada Ceerigaabo, Si Adag-na U Dhaliilay KULMIYE, WADDANI Iyo Komishanka Doorashooyinka.

Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa gaadhay magaalada ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag waxaanu dhaliilay u jeediyay komishanka doorashooyinka iyo xisbiyadda Kulmiye iyo Waddani

 

Comments

comments