Somaliland: Xildhibaankii Labaad Ee Ka Tirsan Golaha Wakiillada Oo Sheegay Inay Haboon Tahay In Doorashada Wakiillada La Soo Horraysiiyo Madaxweynaha Laba Sanno Loo Kordhiyo

Xildhibaan Axmed Diiriye Nac-nac oo ka tirsan mudanayaasha xisbiga KULMIYE ka tirsan ee golaha wakiilada ayaa sheegay inay haboon tahay in la soo qadimo doorashada goalaha wakiilada Madaxweynaha laba sanno loo kordhiyo

Comments

comments