Somaliland: Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland Oo Lagu Soo Dhaweeyey Magaalada Ceerigaabo Iyo Ujeedada Socdaalkiisa

Wasiirka wasaarada gaashaandhiga Somaliland mudane Axmed Xaaji Cali Cadami ayaa maanta gaadhay magaalada ceerigaabo ee xarunta gobolka sanaag,waxana soo dhawaynta wasiirka ka qayb qaatay maamulka gobolka sanaag cuqaal waxgarad  iyo masuuliyiin kale.

 

Comments

comments