Somaliland: Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe Oo Xilal Cusub Magacaabey

Gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID eng Faysal Cali Waraabe ayaa warsaxaafadeed uu soo saaray waxa uu ku magacaabay masuuliyiin badan oo kla jooga gudo iyo dibadba, waxaana uu u dhiibay xilal kala duwan.

xil

Comments

comments