Somaliland: Masuuliyiinta Xisbiga WADANI Oo Ka Hadlay Dhalinyaradii Maanta Lagu Xidhay Xabsiga Dhexe Ee Magaalada Burco

Gudoomiye ku xigeenka koowaad ee xisbiga mucaaradka ah ee WDANI iyo masuuliyiin kale oo kamida xisbiga oo ku sugan magaalada burco ayaa ka hadlay xadhigii lagula kacay labadii xubnood ee kamid ahaa ururka dhalinyarada Midnimo ee gobolada bariga Somaliland.kuwaasi oo ciidamada booliska  gobolka togdheer ay maanta xabsiga dhexe u taxaabeen.

Waxaanay ay masuuliyiintani xukumadda Somaliland ugu baaqeen in si dag dag ah xoriyadoodii loogu soo celiyo labadaa xubnood.

Comments

comments