Tahriib: Halkan ka Bogo Magacyada Iyo Sawirada Qaar Kamida Dadkii Tahriibayaasha Ahaa Ee Maanta Ku Dhintay Badda Masar Iyo Gobolada Ay Kasoo Jeedeen+Sawiro

1432

Ilaahay Ha Uu Naxariisto Maanta Waxa Ku Dhintay Badda Meditaraniyanka ee uu Dhaxaysa Masar Iyo Italy Dad kabadan  400 qof oo Uu Badna Somali.

Waxaaba dadkan ay usoo jeedeen dalka yurb, magaalooyinka ugu badan ee dadkasi kaso kal jeedeen ayaa kala ahaa Hargeysa, Burco Berbera iyo waliba muqdisho

.Hoos ka akhri Magacyadooda iyo Sawiradooda

1-Axmed shuuriye iyo Xaaskiisa AHN (Burco )

2-Cismaan cabdi wali shagaxle AHN (Burco )

3-Baashe farax jamac AHN (BURCO)

4-MukhtarCiise AHN (BURCO)

5-Maxamed faroole AHN

6- Ciise Cali AHN

7-Ahmed aadan AHN

8-Ayman AHN

9-Koos Xuseen Cali AHN (BURCO )

10-Khadra AHN

11-Farduus burco AHN (BURCO )

12-Ruqiya Idiris AHN

13-Maxamed mire AHN

14 Cawaaale  warsame Sandool oo ahaa saxafi ka wakhti xaadirkaa ka shaqayn jiray qaar kamida idaacadaha muqdiso

15 Ruqiya Idiris

16-Bilaal Milyare Dheeliye

17-Deeq Ismaaciil jaamac

18 Cabdiqani Good

19 Nawaal Muuse

20 Shabcaan Muuse (Burco)

 

Comments

comments