Somaliland: War Deg-Deg Ah Madaxweynaha Siilaanyo Oo Warqad U Gudbiyey Golaha Wakiilada

117

war deg deg ah oo hada soo  gaadhay Warbaahinta ayaa  waxaa  uu sheegaya in madaxweynaha Somaliland uu warqad u gudbiyey shirgudoonka golaha wakiilada Somaliland .

Nuxurka warqadan ayaa wararka ay  helayso shabakada Haqabtirenews.com waxaa ay sheegan in  ay tahay madaxweynaha oo ka  dalbadey golaha baarlamaanka  in ay kaabis iyo wax ka bedel ku sameeyaan xeerka diwaangalinta cod bixiyaasha  gaar ahaan qodobka sheegaya in diwaangalinta cod bixiyaasha iyo tiro koobka cod bixyaasha la dhameeyo doorashada 6 bilood ka hor

Madaxweynaha ayaa waxaa uu ka codsadey golaha baarlamaanka  in qodobkaasi kaabis iyo wax ka bedel lagu sameeyo isla  markaana laga dhigo lix bilood gudahood

si kastaba ha ahaate Warqadan uu madaxweyne siilanyo saaka u gudbiyey baarlamaanka ayaa waxaa ay ka danbeysay ka dib  markii ay xalay kulan ku wada yeesheen qasriga  madaxtooyada gudoomiyaha xisbiga Waddani isla markaana ah gudoomiyaha golaha wakiilada Cabdiraxmaan Ciro

warqad

Comments

comments