Somaliland: Waftigii Madaxwayne Ku Xigeenku Hogaaminyay Oo Kusoo Guryo Noqday Magaalada Borama Kana Waramay Waxyaalihii Ay Soo Arkeen

84

Waftigii balaadhana ee uu hogaaminayay madaxwayne ku xigeenka Somaliland mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil “Saylici”Ayaa kusoo kusoo guryo noqday magaalada borama ee xarunta gobolka awdal.

Waxaana ay ka warameen waftigani waxyaalihii iyo marxaladihii adkaa ee ay soo arkeen intii ay ku guda jireen socdaalkooduu ay gurmadka ku gaadhsiinayeen dadka ay abaaruhu ku saameeyeen deegaanada gobolka awdal.

Comments

comments