Somaliland: Madaxweyne Siilaanyo Waxba Ha Igu Daalina Waxan Ahay Nin Balo Ka Dhacdaybaan Ahaye Nin Maamus La Ayaan ,,

129

Waxaa maanta duhurkii ka soo baxay xarunta qasriga madaxtooyada Somaliland warsaxafaaded uu madaxweyne siilanyo kaga hadlaayo xaalada Dalka

Sidoo kale warsaxaafadedka madaxweyne siilanyo  so saaray ayaa waxaa uu kaga hadlaayey arimo badan oo ay  ka mid yahiin  abaaraha dalka ka jira ,, dib u dhigista  diwangalinta cod bixyaasha iyo doorashada dalka ku soo socota iyo  ereyo u muuqada manasheegasho uu madaxwayne siilaanyo ku muujinaayo waayo aragnimadiisa siyaasadeed

Qoraalka ka soo baxay madaxtooyada ayaa waxa ku jirey erayo aan hore loogu arag warsaxaafadeedyadii  ka soo bixi jirey xafiiska madaxwaynaha Somaliland.

waxaana ka mid ah ereyadii ku cusbaa warsaxafadeedkan uu maanta madaxweyne siilanyo soo saaray ereyadan

hadlo h

Comments

comments