Somaliland: Xuseen Axmed Caydiid Oo Sheegay Inay Wax Badan Ka Tirsanayaan Madaxwayne Siilaanyo Kana Mudan Yihiin Raali Galin.

107

Wasiirkii hore ee wasaarada cadaalada Somaliland Xussen Axmed Ceydiid isla markaana ka mid ahaa wasiiradii dhawaan iska casilay xukuumada Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxaa uu ka hadlay halka uu marayo wada hadalkii ay kula jireen Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI Waxaa sidoo kale uu  sheegay inay iyagu ka mudan yihiin in uu Madaxwayne Siilaanyo raali galiyo oo ay wax badan ka tirsanayaan.

Comments

comments