Somaliland: Muxuu Ka Yidhi Gudoomiye Ku Xigeenka Golaha Wakiilada Somaliland Qorshaha Dib Loogu Dhigay Diiwaangalinta Codbixiyayaasha

125

Gudoomiye ku xigeenka kowaad ee golaha wakiilada Somaliland Baashe Maxamed Faarax ayaa so dhaweeyey qorshaha dib loogu dhigayo diiwaangalinta codbixiyayasha eek a socota gobolada dalka.

Comments

comments