Somaliland: Xasan Siciid Wax Isbahaysiga Kulmiye La Yidha Majiro Waana Xisbi,,,,

111

isbahaysigo iyaga ayaa naga tagay markii hore imikan iyaga ayaa  wada hadalo la furay xisbiga waddani marka wax la yidhaahdo isbahaysiga kulmiye ma jiro

Xassan Siciid xoghayha guud ee xisbiga muxaafidka ah ee  Kulmiye  waxaa uu sheegay in  wax la yidhaahdo isbaheysiga Kulmiye aanay jirin isla markaana ragaasi ay  wakhti xisbiga  ka mid ahaan jireen balse aanay hada ka mid aheyn  oo ay xisbi kale ka mid yahiin .

Xoghayha oo arimahaas ka hadlaya ayaa waxaa uu yidhi

” Wax isbaheysiga Kulmiye la yidhaahdo ma jiro   , ragaasina waxaa ay ka tirsanaayeen xisbiga Kulmiye  lakiin  wey ka baxeen  xisbi kale ayey galeen oo ay wado hadalo  kula jiraan , sidaas darteed xisbiga kama tirsana mana matalaan xisbiga  waana niman xor ah oo u madax banaan cida ay ku  biirayaan” ayuu yidhi Xassan Siciid xoghayha guud ee xisbiga Kulmiye

Comments

comments