Somaliland: Madaxwayne Ku-xigeenkii Hore Somaliland Oo Ka Hadlay Abaaraha Dalka Ka Jira, Walaacna Ka Muujiyay Inay Doorashooyin Dalka Ka Dhacaan.

106

Madaxwayne ku xigeenkii hore ee Somaliland Mudane Axmed Yusuf Yaasin ayaa ka hadlay abaaraha baahsan ee ka jira gobolada iyo degmooyinka dalka Somaliland ee sabababay dhimashada dad iyo xoolaba, sidoo kalena waxa uu walaac wayn ka muujiyay inay dalka ka dhacan doorashooyinka isbarakan.

Sido kalena waxa dhaliilo usoo jeediyay saddexda xisbi qaran ee kormeerka diiwaangalinta u badalay olole siyaasadeed xilli lagu jiro abaaro baahsan.

Comments

comments