Somaliland: Abdirashiid Ducaale oo Ka hadalay Horumarka Ganacsiga Soomaalidda iyo Abaaraha

119

Bangiga Aduunka iyo hayadaha Caalamiga ah ayaa Amaanay Horumarka uu ku Talaabsanayo Ganacsiga Soomaliddu.

Gudoomiyaha Guud ee Shirkadaha Dahabshiil Group Abdirashid Ducaale ayaa Wareysi gaar ah siiyey Idaacadda Codka Markeykanka ee VOA, Ducaale ayaa ka waramay Horumarka uu ku Talaabsanayo Ganacsiga Soomaaliddu iyo Abaaraha balaadhan ee ka Tagaan dhulka ay dagto Soomaalidu.

 

Comments

comments