Somaliland: Guddoomiye Muuse Oo Taageeray Suldaan Maxamed Axmed Oo Loo Caleemo Saaray Suldaanka Guud Ee SUBEER AWAL.

97

Warsaxaafadeed uu ku saxeexan yahay guddoomiyaha ahna Murrashaxa Madaxwayne Xisbiga Muxaafadka ah Kulmiye Muj. Muuse Biixi Cabdi ay waxa lagu taageeray Suldaan guud oo la sheegay inay yeelan doonto beesha Subeer Awal,

Waxaanu u dhignaa Warsaxaafadeedkaasi sida tan:

Warsaxaafadeed-Mawqifka-KULMIYE

Comments

comments