Somaliland: Taliyaha Cusub Ee Losoo Magacaabay Qaybta Booliska Gobolka Sool Oo Maanta Xilkii kaLa Wareegay Taliyihii Hore

105

Taliyaha cusub ee dhawaan losoo magacaabay taliska qaybta gobolka sool ayaa manta xilkii kala wareegay taliyihii hore ee ciidamada booliska gobolka sool.

Comments

comments