Somaliland: Wasiirka Warfaafinta Oo Xayndaabka Wasaaradda Ka Maamnuucay Abwaan CASHUUR Oo Ka Mid Ah Shaqaalaha Wasaaradda

117

Wasiirka Warfaafinta Oo Xayndaabka Wasaaradda Ka Maamnuucay Abwaan CASHUUR Oo Ka Mid Ah Shaqaalaha Wasaaradda

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta iyo Wacyigelinta Somaliland Md. Saxardiid Cabdilaahi Caddaani ayaa amar ku siiyey ilaalada Wasaaradda Warfaafinta in aanu Wasaaradda dhexdeeda u hoyan karin Abwaan Cabdiraxmaan Cumar Cashuur oo ka mid ah shaqaalaha wasaaradda in muddo ahna wasaaradda dhex degan oo ay hoy u tahay.
Wasiir Caddaani ayaa tallaabadan qaaday markii Abwaan Cashuur uu tix gaaban oo dhawr beyd ah ka tiriyey isaga oo abwaanku ka dareen celiyey qaabkii uu Wasiir Caddaani uga hadlay lacagtii uu sheegay in laga dhacay qasnadda Telefishanka qaranka.

Wasiir Caddaani ayaa maanta soo saaray qoraal uu ku caydhinayo Abwaan Cashuur waxaanu qoraankaasi u dhignaa sidan:

12527870_1049219978499730_2039319428_n

Comments

comments