Somaliland: Maamulka Degmada Gabiley Iyo Dadwaynaha Gabiley Oo Eedaymo Kulul Usoo Jeediyay Gudida Komishanka Doorashooyinka Qaranka Baaqna U Diray

141

Maamulka degmada gabiley iyo dadwaynaha kala duwan eek u dhaqan degmada gabiley ayaa edaymo usoo jeediyay gudida komishanka doorashooyinka qaranka, waxaana ay ku eedeyeen inay gudidu yareeyeen goobaha sanduuqa diiwangalinta la dhaigay, waxaana ay baaq u direen gudida

Comments

comments