Somaliland: “Suldaan Xasan Suldaan Cabdillahi Suldan Diiriye Inqilaab Milatari Baan Ku Riday Ninka Yidhi Waxan Le Yahay; GODKA LAGU CADAABYOW MUXUU GO’UHU BEEN SHEEGAY” Cali-gurray

130

Hogaamiye dhaqameed madal koofiyad cas lagu xeeray oo shakhsiyaad nin soo urursaday lagu xeraystay uu yidhi dhaha waxan idhi laguma ridi karo.

Caqli xumadiisa Suldaanka Subeer Awal la fududaa? Balse qiyaasa maanta oo aanu Madaxwayne ahayn ninka Koofiyad Cas u adeegsanaya dadka uu codkooda doonayo hadii ay doortaan maxay ka fili karaan.

Ku lahaa( SULDAAN XASAN HADUU ANIGA I TAAGERSAN YAHAYNA WAA SULDAAN HABAR AWAL AH HADUU JAMAL CALI XUSEEN RAACSAN YAHAYNA MAAHA SULDAAN HABAR AWAL AH) Ma garba ummad yahay garaadka qabtaa? Maya maya, hadaba Subeer Awalow

Comments

comments