Somaliland: Gudoomiyaha Faysal Cali Waraabe Oo Magacaabay Xilal Cusub Iyo Waxay Yihiin Xilalkaa Uu Magacaabay

112

Gudoomiyaha xisbiga UCID eng Faysal Cali Waraabe ayaa warsaxaafadeed uu soo saaray waxa uu ku magacabay xoghayah guud ee xisbiga UCiD, xoghayaha arimaha diinta iyo awqaafta iyo xoghayaha abaabulka garabka dhalinyarada gobolada bariga Somaliland ee xisbiga ucid,

Waxaana gudoomiyaha warsaxaafadeed uu soo saaray u dhignaa sida tan

  • Xoghayaha guud ee xisbiga UCID waxa lo magacaabay Mudane Yuusuf Ibraahin
  • Xogahayah arimaha diinta iyo awqaafta waxa loo magacaabay mudane Cabdiraxiin Sheekh Daa’uud
  • Xoghayaha abaabulka garabka dhalinyarada gobolada bariga waxa loo magacaabay Mudane Axmed Maxamed Yusuf

Waxaana warsaxaafadeedka kazoo baxya xisbiga Ucid ku saxeexnaaa gudoomiyaha xisbiga UCID eng Faysal Cali Waraabe.

Comments

comments