Somaliland: Taliayaha Cusub Ee Boliiska Sanaag C/Casiis Sheekh Ismaaciil Oo Maanta Xilkii La Wareegey

132

Taliye ku xigeenka ciidamada booliska Somaliland ayaa manta xilkii u kala wareejiyay taliyihii ciidamada booliska gobolka Sanaag iyo taliyaha cusub ee losoo magacaabay gobolka sanaag.

Comments

comments