Somaliland: Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Bilaabay Qorshe Uu Kaga Takhaluusayo Musharaxnimada Jamaal Cali Xuseen

118

Jamaal doonimayno doorana mayno dadweyne badan oo faysal cali waraabe oo mujiyay…

Gudoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa socdaal uu ku tagay degmada gar adag waxa uu ka bilaabay qorshahii uu kaga takhalusi lahaa musharaxnimada aqoonyaha Jamaal Cali Xuseen Iyaga soo sidoo kale ay dadwaynaha degan degmada Gar –adag ay aragtidooda ka dhiibteen siday u arkaan musharaxnimada Jamaal.

Comments

comments