Somaliland: Wafti Ballaadhan Oo U Hogaaminayo Gudoomiye Muuse Biixi Oo Siweyn Loogu Soo Dhaweeyay Gobolka Gabiley.

111

Wafti balaadhan oo uu hoggaaminayo guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye ahna Murrashaxa Madaxwayne ayaa maanta si layaab leh loogu soo dhaweeyay deegaamada hoos yimaado gobolka gabiley.

Comments

comments