Somaliland: Mar Haday Jabuuti Laab-laabtay Calanki Nabada Somaliland Way Labi… Xalidhibaan Rayte

139

Xildhibaan Rayte Oo Dawlada Jabuuti Ugu Baaqay Inay Deg-Deg Jawaab Cad Uga Bixiso Sababta Keentay Dagaalkii Dhex Maray Ciidamada Somaliland Iyo Jawbuuti

Xildhibaan Ibraahin Jaamac Cali Rayte oo kamida mudanayaasha golaha wakiilada somaliland ayaa dawlada jabuuti ugu baaqay inay ka jawaab cad ka bixiso sababta keentay in ciidamada jabuuti ay soo weeraraan ciidamada badda somaliland.

Comments

comments