Somaliland: Guddidii Uu Madaxwayne Siilaanyo U Magacaabay Sicir Bararka Oo Soo Saaray Go’aamo Lagu Xakamaynayo Sarrifka Dollarka.

108

Guddidii uu Madaxwaynaha Somaliland Mud. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) u magacaabay sicir bararka ayaa soo saaray go’aamo lagu xadidayo is badalka dollarka, Hoos ka DAAWO Guddida oo arrimaha ka hadlaysa.

Comments

comments