Somaliland: Xaaji Cabdi Waraabe Oo Ka Hadlay Arrinka Deegaanka Banka Qool-Cadey Baaqna U Diray Bulshada Deegaanka

410

Xildhibaan Xaaji Cabdikariim Xuseen Yusuf “Cabdi-Waraabe” oo kamida xildhibaanada golaha guurtida somaliland ayaa maanta ka hadlay arinka ka taagan deegaanka banka qool-caday.

Waxana uu bulshada deegaanka ugu baaqay inay u hogaansanaadaan xukumadda somaliland sido kalena waxa uu ugu baaqay inay ilaashadaan amniga iyo xasiloonida dalka.

Comments

comments