Somaliland: Wasaaradda Arimaha Gudaha Oo Digniin Adag u Dirtay Ajaanibka ku nool Cariga Somaliland

115

Wasaarada arimaha gudaha somaliland ayaa digniin adag u dirtay dadka ajaanibka ah ee aan dhalasho ahaan kasoo jeedin dalka somaliland, waxaana ay ugu baaqeen inay sida ugu dhakhsaha badan isku diiwaangaliyaan.

Comments

comments