Somaliland: “Waan Ku Faraxsanahay Inaan Imaado Somaliland Markii Iigu Horaysay ..” Michael Keating Ergayga Cusub Ee Qaramada Midobe.

114

Ergayga cusub ee Qaramada Midobe u qaabilsan dalalka Somaliland & Somalia Mr. Micheil Kieting ayaa sheegay inuu aad ugu faraxsan yahay inuu markii u horeysay yimaado dalka somaliland, sidoo kalena waxa uu wax lagu farxo ku tilmaamay horumarka balaadha ee ay gaadhay somaliland waxaana uu yidhi.

“Waan ku faraxsanahay markii ugu horaysay ee aan imaado Somaliland, waxanan ku faraxsanahay kulanka aan la qaatay Madaxwaynaha ,Madaxwayne ku xigeenka iyo xubnaha golaha wasiirada waxaananu ka doodnay hawlaha horumarineed ee ay  Qaramada midoobe ka wado Somaliland iyo sidii ay u qabsomi lahaayeen dorashoyinka 2017 ee Madaxtoyadu Waxaana wax alfu farxo ah horumarka balaadhan ee ay somaliland ku talaabsatay”Sidaas ayuu yidhi Mr. Micheil Kieting

Comments

comments