Somaliland: Ciidamada Booliska Oo Gacanta Ku Dhigay Dablay Nin Saaka Ku Dilay Magaalada Burco.

147

Ciidamada booliska gobolka Togdheer ayaa ku guulaystay inay gacanta ku soo dhigaan laba nin oo dablay hubaysan ah saaka subixii dil toogasho ugu gaystay suuqa Magaalada Burco Marxuun Yuusuf Muuse Duldul oo ka mid ahaa dirawaliinta gaadiidka waawayn ee u kala goosha Somaliland iyo Somalia.

 Waxaana dableydani ay dileenka ninkan sida la sheegay isagoo ka shaahaynaya maherad ku taala gudaha suuqa magaalada Burco.

Waxii warara ee soo kordha kala soco shabakada Wargane News

 

Comments

comments