Somaliland: Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Oo Ka Hadlay Xaalada Gobolka Buuhoodle Fariina U Diray Cali Khaliif Galaydh Iyo Maamulka Puntland

90

Gudoomiyaha golaha guurtida somaliland Mudane Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa maanta ka hadlay xaalada gobolka buuhoodle, waxana uu fariin u digay horjooge Cali Khaliif Galaydh iyo maamulka puntland, isaga oo ugu baaqay inay ka taliyaan amniga iyo wanaaga.

Comments

comments