Somaliland: Qaabkii Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen Maanta Loogu Soo Dhaweeyey Magaalada Gabiley

122

Musharaxa jagada madaxwayne ee xisbiga UCID aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen ayaa maanta si balaadhan loogu soo dhaweeyey magaalada gabiley ee xarunta gobolka gabiley.

Waxaana socdaalkan uu Jamaal Cali Xuseen ku tagay magaalada gabiley uu daaran yahay sidii uu dadwaynaha gobolka gabiley ugu baraarujin lahaa kuna dhiiri galin lahaa inay ka qayb qaataan diiwaanggalinta codbixiyayaasha.

Comments

comments