Somaliland: Maleeshiyaadka Khaatumo Oo Soo Bandhigay Saanad Malateri Iyo Diyaargarowga Ay Ugu Jiraan Inay La Dagaalamaan Ciidamada Qaranka

119

Ciidamada maleeshiyaadka Khaatumo ayaa maanta soo bandhigay saanad malateri oo ay siisay dawlada somaliya iyo waliba udiyaar garawga ay ugu jiraan sidii ay dagaal ula gali lahaayeen cidamada qaranka somaliland ee ku sugan magaalada buuhoodle.

Comments

comments