Somaliland: Gudoomiye Cirro Oo Magacaabey Xoghayaha Warfaafinta WADDANI ee uu Baneeyey Boobe Yusuf Ducaale

106

Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee waddani C/raxmaan Maxamed C/laahi Ciro ayaa magacaabey xogahaya warfaafinta xisbiga waddani, Jagadaasi oo uu hore u baneeyey Boobe yuusuf Ducaale oo dhawaan iska casiley xilka iyo xubinimada xisbigaasi waddani,

Waxaana gudoomiyaha xisbiga waddani uu buuxinta jagadaasi u magacaabey C/rashiid Xasan Mataan oo dhawaan kusoo biirey xisbiga waddani

xil

Comments

comments