Somaliland: “Gobalka Saaxil 25 Sanno Ayey Sodoh Aheyd Maanta Waaa In Ay Dhaashataa Oo Ay Doorataa Cirro ” Xildhiban Siciid Cilmi Rooble

118

Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo ka mid ah xildhibaanada Golaha wakiilada Somaliland ayaa waxaa uu sheegay in dadweynaha ku nool gobalka Saaxil ay 25 sanadood ahayeen qaar sodoh u ah xukuumadii kolba timadaa balse  ay maanta  haboon tahay in ay iyadu madaxweyne noqoto oo ay doorato gudoomiyaha xisbiga Waddani Muddane Ciro

Comments

comments