Somaliland: Gudoomiye Muuse Bixii Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Lagu Soo Dhaweeyey Magaalada Berbera

109

Gudoomiyaha xisbiga Kulmiye Mujaahid Muuse Biixi Cabdi iyo wafti uu hogaaminayo oo saaka ka amba baxay magaalada hargeysa  ayaalagu soo dhaweeyey magaalada berber ee xarunta gobolka Saaxil.

Comments

comments