Somaliland: “Allahayow, Somaliland Sii Dawlad Damal Ah, Guurti Talisa, Gole Shacab Ah, Hogaan Dacad Ah, Tashi Wadar Ah Iyo Shacab Mida Ah Oo Meel U Wada Jeeda”! Cabdikarriim Axmed Moogge

104

Wasiir Ku-Xiggeenkii hore ee Wasaaraddaha Qorshaynta Qarranka Iyo Kalluumaysigga Cabdikarriim Axmed Moogge,ayaa ka hadlay Nooca Dawlad-nimmo ee ay reer Somaliland u baahanyihiin wakhti xaadirkan.

Cabdikariim Axmed Mooge,waxa uu sheegay in madaxda Dalka Xukumaysa oo daacad noqota iyo Dawlad dawlad-nimaddeeda la wada hadhsadaa ay tahay waxa ay Somaliland maanta u baahantahay.

Waxa uu intaas ku darray in Guurti Taladdeedu lagu hirnayo iyo Golle wakiillo oo ay shacab-nimaddu ka muuqataa ay ay ka mid yihiin waxyaabaha ay umaddu tabayso,haddii ay helaan ay caqabaddo badan ay ka gudbi lahaayeen,siddan ay maanta yihiin ay ka duwanaan lahaayeen.

Comments

comments