Somaliland: Xisbiga Waddani oo ka Jawaabay Dacwad Faysal Cali Waraabe u gudbiyey Komishan Doorashooyinka

72

Guddoomiye ku xigeeka Xisbiga Mucaaridka ee Waddani Axmed Muumin Seed ayaa ka dareen Celiyay dacwad Xisbiga Ucid u gudbiyey Komishanka Doorashooyinka Qaranka.

Dacwadan uu guddoomiye Faysal Cali Waraabe ka gudbiyey Xisbiyada Kulmiye Iyo Waddani ayaa ahayd in Xisbiyadaas ay ku jiraan Ollole.

Comments

comments